Tiếp theo


ChatGPT Somalia Maka Shaqeeyaa? Q&A

0 Lượt xem
admin
0
Được xuất bản trên 07/23/23 / Trong Người và Blog

ChatGPT waa muwduuca ugu weyn ee laga hadal haayo dunida casriga ah maanta, muuqaalkaan waxaan hab suaal iyo jawaab ah ugu jawaabay su’aalaha ugu ,uhiimsan oo ay tahay inaad chatGPT ka ogaatid. ila dhameyso muuqaalka!

Kanaalkaan wuxuu kaa caawinayaa inaad la socoto oo aad barato farsamooyinka fudud ee technoloojiyada taas oo kuu sahlaysa noloshaada.
Si aad ula socoto Subscribe saar oo nagu soo biir.
https://www.youtube.com/EngYuyu

►Chapters
0:00 Intro
0:41 Waa maxay ChatGPT?
1:20 Maxaa laga soo gaabiyay ChatGPT?
2:07 Siduu u shaqeeyaa ChatGPT?
2:58 muxuu qaban karaa ChatGPT?
4:00 Mala isku hallayn karaa xogta ChatGPT?
5:15 Cillad ma leeyahay Chat GPT?
6:42 Maka shaqeeyaa ChatGPT Somalia?
7:43 Sidee loo isticmaalaa Chat GPT?
8:21 ChatGPT lacag miyaa?
9:30 Adiga horay ma u isticmaashay chat GPT?
9:40 Conclusion

Igala soco:
Facebook: http://facebook.com/EngYuyu
Instagram: http://www.instagram.com/Eng_Yuyu
Twitter: http://twitter.com/EngYuyu7

===================================
#eng_yuyu #chatgpt

Cho xem nhiều hơn
0 Bình luận sort Sắp xếp theo

Tiếp theo